WorldRemitAds
Prof Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Somaliland, ahna musharax u taagan jagada Madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga KULMIYE, oo shalay khudbad ka jeediyay qado-sharaftii isbahaysiga Murashaxiinta KULMIYE shalay dhoolatuska ku sameeyeen ayaa weeraray Madaxweyne ku-xigeenka hadda ahna musharax isla jagadaas mar kale u taagan, kaas oo uu ku eedeeyay inuu gobolkii uu ka soo jeeday ee Awdal dayacay, isla markaana wuxuu ka digay in Musharaxnimada jagadaas cid gaar ah loo xidho.

Prof Faarax Cilmi Geedoole Halkan hoose ka daawo:

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.