saxafimedia.com
Cilmi Baadhis Lagu Ogaaday Faa’iidooyinka Weysadu U Leedahay Caafimaadka Aadamiga | Saxafi Media
Baadhitaano badan oo khubarada caafimaadku sameeyeen ayaa lagu ogaaday faa’iidada ku jirta waysada salaada, gaar ahaan shanta wakhti ee qofku waysaysto maalintii iyo habeenkii, kaas oo ay khabiiradu sheegeen in ay u fiican tahay caafimaadka jidhka oo dhan gaar ahaan wareega dhiiga.