saxafimedia.com
Hogaamiyeyaal Dhaqan Oo Ka Hadlay Jidhdil Boorama Loogu Geystay Nin Wariye Ah | Saxafi Media
Qaar ka mid ah Hogaamiyayaasha dhaqanka magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay xaaladda weriye lagu jidh-dilay saldhigga Booliska Boorama oo la jiifa dhaawacyaddii ka soo gaadhay Ciidanka.