saxafimedia.com
75 Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Laga Badbaadiyey Doon | Saxafi Media
Inka badan 75 qof oo Tabriibayaal Soomaaliyeed ah, ayaa laga badbaadiyay dooni kula xumaatay badda u dhexeysa Yurub iyo Afrika ee Middetereeniyaanka, waxaana tahriibayaashaasi la geeyey xero qaxooti oo ku taalla dalka Tuuniisiya.