WorldRemitAds

“Cab Oo Sadaqadayso”: Barnaamij Ay Shirkadda SBI Ugu Talo-Gashay In Qofka Cabbaa Ku Sadaqaysto 50 Sh.Sl Oo Lagu Caawinayo Xarunta Agoomaha Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, June 19, 2015 (Saxafi) – Wershada sharaabka ee SBI ayaa shalay daah furtay qorshe socon doona bisha barakaysan ee Ramadaan oo wax loogu qabanayo xarunta agoomaha ee magaalada Hargeysa.

Masuuliyiin ka tirsan wershada sharaabka ee SBI oo ay weheliyaan xubno ka socday xarunta agoomaha ee magaalada Hargeysa iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland oo…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.