0
13
PropellerAds

Vosomwo Oo Qabtay Kulan-Hawleed Ku Saabsan Ilaalinta Xuquuqda Qaxootiga Ka Soo Cararay Yemen

Hargeysa, Somaliland, June 19, 2015 (Saxafi) – Kulan kor loogu qaadayey qaabka loola dhaqmo qaxoontiga Soomaaliyeed ee ka soo qaxay Colaadaha ka socda dalka Yemen oo ay maal-gelintiisa lahaayeen, Hay’daha Caalamiga ah ee UNHCR iyo NRC, fulinayayna Ururka wadaniga ah ee Vosomwo, ayaa shalay lagu qabtay magaaladda Hargeysa, kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.