WorldRemitAds

Hindiya Oo Ganaaxii Ugu Culus Ku Soo Rogtay Dadka Candhuufta Ku Tufa Meelaha Lagu Kulmo Ee Fagaarayaasha Ah

Dalka Hindiya oo ah kan labaad ee dunida ugu dadka badan, isla markaana ay ka jiraan dhaqamo iyo diimo tiro badan, inta ugu badan dadkiisuna reer Miyi iyo dad aan aqoon lahayn ay yihiin, ayaa sharci adag ku soo rogay dadka candhuufta ama xaakada ku tufa, goobaha fagaarayaasha ah ee dadku ku kulmaan.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.