0
12
PropellerAds

Somalia: Ciidan Xoog Leh Oo Al Shabaab Ku Laysay Af Gooye

Afgooye, Somalia, June 21, 2015(Saxafi) –  15 ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar  Malleeshiyada Ururka Al-Shabaab ay ku qaadday Saldhig ay Ciidammada dawladda Soomaaliya ku sugnaayeen oo ku yaalla Cidhifka Waqooyi ee magaalada Afgooye.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.