0
10
PropellerAds

Taawarro Waxyeelo Loogu Geystay Gobolka Sool Iyo Koox Sheegatay

Buuhoodle, Somaliland, Jun 21, 2015 (Saxafi) — Maamulka la baxay Khaatumo ayaa sheegtay inay ka dambeeyeen weerar habeen hore lala beegsaday xarumo is-gaadhsiineed oo ku yaala duleedka Magaalada Horu-fadhi oo Waqooyi-galbeed ka xigta Degmada Laascaanood ee Gobolka Sool.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)