0
14
PropellerAds

Ciidammo Puntland Ah Oo Ku Soo Jeeday Magaalada Tukaraq Ee Gobolka Sool Oo Shil Galay iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Garoowe, Soomaaliya, June 22, 2015 (Saxafi)-Ugu yaraan sagaal Askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Tukaraq oo ku dhow degmada Garowe, iyadoo shilkan uu yimid ka dib markii gaadhiga uu ka baxay wadada laamiga ah.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)