saxafimedia.com
Muqdisho: Dagaal Toos Ah Oo Iskaga Hor Yimaadeen Ciidanka Dawladda Somaaliya Iyo Kooxda Al Shabaab | Saxafi Media
Muqdisho, Soomaaliya, June 22, 2015 (Saxafi) – Dagaal toos ah ayaa isku haleelay kooxda Al shabaab iyo ciidamada dawlada Soomaaliya.