0
13
PropellerAds

Marwada Koowaad Itoobiya Oo Kulan La Yeelatay Marwadda Koowaad Ee Somaliland

Addis Ababa, Itoobiya, June 23, 2015 (Saxafi) – M arwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde oo qayb ka ah Weftiga Balaadhan ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee ku Sugan Caasimada Itoobiya ee Addis ababa ayaa kulan la qaadatay Marwada Raysal Wasaaraha Itoobiya Roman Tasfaaye.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)