0
10
PropellerAds

Aaska Marxuum Garaad Oo Boorama Isugu Keenay Hogaamiyayaasha Saddex Dawladood Oo Somaliland Yeelatay

Boorama, Somaliland, June 25, 2015 (Saxafi) – Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylci iyo wefti uu horkacayey ayaa shalay Boorama kaga qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo shalay ku geeriyooday xarunta gobolka Awdal ee Boorama.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)