0
17
PropellerAds

Ciidamada Puntland Oo Wali Is-hor-fadhiya iyo Waxgarad Waan-waan Ka Dhex Bilaabay

Garoowe, Somalia, June, 29, 2015, (Saxafi) – Odayaal-dhaqameedyo uu Hoggaaminayo, Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa gaadhay tuulada Qarxis ee gobolka Nugaal, halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland iyo askar ka gadooday oo uu horkacayo taliye ku xigeenkii hore ee ciidamada Puntland, Jen.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.