0
11
PropellerAds

Boorama: Maxaa Dhacaya Maalmaha Kala Guurka Maamulka Golaha Degaanka

Boorama, Somaliland, June 30, 2015 (Saxafi) – Golaha Degaanka Boorama ayaan weli la kala wareegin xilkii Magaalada Boorama kaddib isbeddel dhinaca maamulka golaha degaanka ka dhacay, xildhibaanada golahaasina xilka kaga qaadeen Maayarkii hore ee Magaalada mid kale iyo kuxigeenkiina ku doorteen, waxaana Magaalada Boorama amnigeeda gacanta ku haya ciidamada amniga iyo maamulka gobolka Awdal, iyadoo dhinaca kalena dadweynaha magaaladu isweydiinayaan goorta ay xilka la kala wareegi doonaan masuulyiinta la eryey iyo kuwa la doortay.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)