0
11
PropellerAds

Ciidanka Madaxtooyadda Somaliland Oo Jidh Dilay Xildhibaan Xasan Cawaale Iyo Xaaladiisa Caafimaad

Hargeysa, Somaliland, July 3, 2015 (Saxafi)-Ciidamadda ilaaladda Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ayaa jidh dil u geystay xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)