0
12
PropellerAds

Cilmi Baadhis Maraykanku Sameeyay Oo Lagu Cadeeyay In Soonku Yahay Nidaamka Ugu Haboon Caafimaadka Aadamiga

Cilmi baadhis caafimaad khabiiro ka tirsan jaamacadaha dalka Maraykanku ku baadheen saamaynta soonku ku leeyahay caafimaadka aadamiga ayaa natiijo aad uga yaabisay oo ay mucjiso ku tilmaameen kaga soo baxday, waxaanay baadhistoodan ku ogaadeen sida qayb kasta oo caafimaadka aadamiga ah uu soonku faa’iido iyo wax tar ugu leeyahay.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.