0
11
PropellerAds

Boorama: Maleeshiyo Beeleed Hor Leh Oo Ka Soo Goostay Jabhada Suldaan Wabar

Boorama, Somaliland, July 7, 2015, (Saxafi) – Koox ka mid ah maleeshiyadda ka amar qaadata Suldaan Wabar ayaa la sheegay inay soo gaadheen Boorama kaddib markii ay kasoo goosteen jabhad suldaankaasi ku urursaday soohdinta Somaliland la wadaagto Itoobiya.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)