Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dayactir Ku Samaynaysa Waddada Iyo Biriishka Weyn Ee Caasimadda

0
18
PropellerAds

Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dayactir Ku Samaynaysa Waddada Iyo Biriishka Weyn Ee Caasimadda

Dawladda Hoose ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa bilowday dayactir ay ku sameynayso Jidka halbowlaha ah ee madaarka Cigaal International Airport tagga iyo Biriishka weyn ee Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka dayactirka jidka iyo Biriishka Hargeysa.

View On WordPress

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.