0
10
PropellerAds

Maxaa Keena Madax Xanuunka Bisha Ramadaan Maxaase Lagaga Badbaadi Karaa?

Marka la afuro ka dib, waxa dad badan ku dhaca madax xanuun, mararka qaarkood gaadha in dhafooradu damqadaan, isla markaana awood yaraan badan uu dareemo qofku, ilaa heer ay dhacdo in qofku awoodi kari waayo, cibaadaysiga habeenkii gaar ahaan salaada Taraawiixda.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)