0
8
PropellerAds

Mexico: Haweenay Diiday Kaawiyadaynta Dharka Ninkeeda Oo Xadhig Iyo Ganaax Lagu Xukumay

Booliska dalka Mexico ayaa xabsiga u taxaabay, haweenay diiday inay kaawiyadayso dharka odaygeeda, waxaana sida warbaahintu ku warantay gabadhan oo 21 jir da’deeda lagu sheegay, si deg deg ah loo hor geeyay maxkamad ku taala magaalada ay ku nooshahay, halkaas oo ganaax culus oo lacageed lagu xukumay.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)