0
9
PropellerAds

Jiir Sababay 80-Qof Oo Dhaawac Ah Salaadii Tahajudka Ee Masaajidka Ugu Wayn Marooko

Siddeetan qof ayaa ku dhaawacmay salaadii tahajudka ee habeenkii 27-kii Ramadan, kuwaas oo ka mid ahaa boqolaal kun oo qof oo ku cibaadaysanayay, Masaajidka sadexaad ee ugu wayn dunida oo ku yaala dalka Morocco caasimaddiisa.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.