0
5
PropellerAds

Shirkad Reer Jaban Ah Oo Ikhtiraacday Dhar Qaniinyada Kaneecada Laga Xidhanayo

Shirkad laga leeyahay dalka Japan ayaa ikhtiraacday dhar cusub oo si gaar ah loogu farsameeyay in lagaga gaashaanto, qaniinyada kaneecada, taas oo ka mid ah xasharaadka dhibaatada caafimaad qaniinyadoodu ku keento aadamiga.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)