0
13
PropellerAds

Wasaarada Difaaca Britain Oo Muslimiinta Ku Maamuustay Afur Iyo Salaadda Taraawiixda Inay Xarunteeda Ku Tukadaan

Wasaarada Gaashandhiga dalka Ingiriiska ayaa afur u samaysay ciidamada Muslimka ah ee milatariga dalkaas ka tirsan iyo marti sharaf tiro badan oo laga soo casuumay guddiyada jaaliyadaha Muslimka Britain, kuwaas oo markii ay dhamaysteen afurkii iyo cashadii ka dibna salaadihii Makhrib, Cishaayi iyo Taraawiixdiina ku dhex tukaday barxad wayn oo wasaarada dhexdeeda ku taala.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)