Daawo Khudbadii Muuse Biixi Ka Jeediyay Furitaankii Shirkii Golaha Dhexe Ee KULMIYE

0
29
PropellerAds

Hargeysa, Somaliland, November 11, 2015 (Saxafi) – Guddoomiyaha Xisbul-Xaakimka Somaliland ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhigii 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Talada Haya ee KULMIYE, kaas oo Salaasadii 10-kii November 2015 ka furmay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.