WorldRemitAds

40-Sannadood Kadib Dadka Dalxiiska U Taga Aqalka Cad Oo Loo Ogolaaday Inay Sawiro Ka Qaadi Karaan

02CAMERAS-master675 (1)Xayiraadii sawirka ee aqalka cad ee dalka Maraykanka looga taliyo saarnayd ayaa laga qaaday, waxaana afartan sanadood ka dib dadka booqda loo ogolaaday inay sawiro ka qaadi karaan, meel kasta oo ka mid ah aqalka Cad ee madaxtooyada u ah dalka Maraykanka.

Goobaha taariikhiga ah iyo xafiisyada muhiimka ah ee dalka Maraykanka ayaa sharci ahaan loo ogol yahay, in dadka muwaadiniinta ah ee dalkaas u…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.