WorldRemitAds

Abaal Marin La Siiyay Gashaanti Aan Waligeed Marsan Dawooyinka Kimikal Ah Oo Sidii Dabiiciga Ahaa Isku Qurxisa

Gabadh dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa markii ugu horaysay, abaal marin lagu siiyay, quruxda wajigeeda oo dabiici ah iyo in aanay korkeeda Marin dawooyinka kimikalka ah ee la isku qurxiyo.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.