0
PropellerAds

Albaabka Kabcada Xaramka Oo Noqday Ka Ugu Weyn Qalabka Dahabka Ah Ee Dunida Guudkeeda Ku Yaala

Kabcada Barakaysan ee Xaramku oo ah dhismaha ugu qiimaha badan aduunka oo dhan, iimaan ahaana dadka Islaamku u rumaysan yihiin, ayaa haddana marka loo eego qalab ahaan waxa ay ka mid tahay, meelaha naqshad ahaan iyo qurux ahaan, wax la mid ah oo u dhigmaa aanay ka jirin dunida.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.