WorldRemitAds

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Sharaxay Qaabka Ugu Fiican Ee Baanka Dhexe U Maamuli Karo Suuqa Iyo Sarifka Lacagaha

Waraysi Gaar Ah Jamaal Cali Xuseen – Qaybtii 2aad Hargeysa, Somaliland, June 30, 2015 (Saxafi) – Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyska Saxafi kaga hadlay arrimo badan oo aanu qaarkood cadadkii hore ku baahinay, waxaa uu qaybtan kaga hadlayaa oo uu tallooyin usoo jeediyey Masuuliyiinta Baanka dhexe sidiii u xadidi lahaayeen qiimaha sare u kacay ee lacagta iyo sicir bararka ka jira suuqa.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.