saxafimedia.com
Arday Ka Baxday Dugsi Turkigu Ku Leeyahay Hargeysa Oo Waxbarasho Dibadda Ah Loo Diyaarinayo | Saxafi Media
Xafladda xidhitaanka sannad-dugsiyeedka 2017-2018 ee Dugsiyada Turkish Maarif Foundation ee Hargeysa ayaa lagu qabtay xarunta dugsiyadaas ee magaalada Hargeysa.