WorldRemitAds

Arrimaha Layaabka Adduunka: Dacwad Nin Gabadhiisa Ku Furaya Hurdo Badnaan

Nin u dhashay dalka Isu-taga Imaaraatka Carabta ayaa maxkamada arrimaha qoyska la hor tagay, dacwad nooceedu ku cusub yahay maxkamadaha arrimaha qoyska ka garnaqa, ninkan ayaa qaadiga maxkamada ka codsaday in laga furo xaaskiisa oo uu sheegay in ay hurdo wayn tahay, maalintii oo dhana hurudo.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.