WorldRemitAds

Arrimaha Layaabka Aduunka: Meelaha Ugu Fiican Qolka Hurdada Ee Xaaska Iyo Kuwa Ugu Liita Dunida

In kasta oo cilmi baadhista iyo xog ururintu ka mid yihiin, talaabooyinka lagu daah furo arrimo cusub, waxyaabo badan oo nolosha aadamiga iyo koonka ku tacaluqana furdaamin iyo xal loogu helo, haddana waxa jiray wakhtiyadii ugu danbeeyay, in daraasado iyo sahamin tiro badan oo la sameeyay noqdeen kuwo ku biiray layaabka dunida.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.