WorldRemitAds

Arrimaha Layaabka Aduunka: Tartanka Olympic-ga Reer Miyiga

Dalka Hindiya waxa sanad kasta marka la gaadho xiliga Curada Gu’ga laga qabtaa, tartan ciyaaraha kala duwan ee ugu layaabka badan dunida ay ku tartamaan in ka badan afar kun oo beeraleyda dalkaas ka tirsan, kaas oo loo yaqaano ama lagu magacaabo (Kila Raipur Sports Festival).

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.