WorldRemitAds

Askarta Muslimka Ah Ee Ciidamada Ingiriiska Oo Loo Ogolaaday Cumrada Iyo Booqashada Masaajidka Nebiga (CSW) Ee Medina

Wasaarada Gaashaandhiga Ingiriiska ayaa ogolaatay in askarta Muslimiinta ah ee Ciidamadooda ka tirsani, booqdan labada xaramayn ee Barkaysan, soona gutaan Cumrada sanadkan isla markaana booqdaan Masaajidka Nabigeena Suuban ee Medina.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.