saxafimedia.com
Awdal: Biyo La’aan Looga Hayaamay Deegaan Laga Qodo Macdan | Saxafi Media
Degaanka lagu magacaabo dhagax madow oo 15-km woqooyi ka xiga magaalada Boon ayaa la sheegay inay soo waajahday biyo la'aan khatar ku haysa dadka iyo duunyada deegaankaasi kaddib markii ay gudheen ceelashii ugu dhawaa ee dadka iyo xoolaha degaanbkaasi ka cabbi jireen.