saxafimedia.com
Baarlamaanka Somalia Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Ka Dhan Ah Ciidamada Kenya Iyo Jawaabta Hoggaamiyaha Jubba
Muqdisho, Soomaaliya, November 15, 2015 (Saxafi) – Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa shalay ku dhawaaqay in ciidamada Kenya ka baxaan dalka Soomaaliya