WorldRemitAds

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Jawaabay Warbixin Ka Dayrisay Nolosha Qaxootiga Yemen Ee Berbera

Berbera, Somaliland, June 22, 2015 (Saxafi) – Maamulka gobolka Saaxil ayaa sheegay in aanay jirin waxba ka jirin eedda ay soo jeedisay hay’adda xuquuqda aadanaha ee xustay in dadka yemeniyiinta ku dhibaataysan yihiin Somaliland.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.