WorldRemitAds

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland, kana mid guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE, Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa mar kale ku celiyay inay ka go’an tahay inay hiil iyo hooba la garab istaagaan Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi si uu ugu guulaysto talada dalka doorashada Madaxtooyada ee sannadkan dabayaaqadiisa la muddeeyay inay dalka ka dhacdo.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.