saxafimedia.com
Ciidamadda Huwanta Ah Oo Rabshad La’aan Kula Wareegay Gacan Ku Haynta Xarunta Gobolka Bakool Ee Soomaaliya | Saxafi Media
Ciidamadda Dawladda ku meelgaadhka Soomaaliya oo ay taageerayaal kuwa Itoobiya ayaa shalay rabshad la’aan ku qabsaday xarunta gobolka Bakool Xudur.