WorldRemitAds

Burco, Somaliland, November 9, 2015 (Saxafi) – Qaar ka mid ah Odayaasha, Dhallinyarada iyo Haweenka Reer Burco ayaa taageeray go’aankii ay Isbahaysiga Murashaxiinta Maxamed Biixi, Cabdicasiis Samaale, Axmed Kijaandhe iyo Cabdiraxmaan Dheere ku qaadaceen ka qayb-galka Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE ee loo balansan yahay Salaasada berito.

Sidoo kale waxay baaq u direen Madaxweyne Axmed Siillaanyo, kaas oo ay kaga dalbadeen inuu xisbiga badbaadiyo, isla markaana dib loo dhigo shirka Golaha dhexe ee loo berito, si loo helo shir si xor iyo xalaal ah loogu tartamo.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.