WorldRemitAds

Hargeysa, Somaliland, November 11, 2015 (Saxafi) – Guddoomiyaha Xisbul-Xaakimka Somaliland ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhigii 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Talada Haya ee KULMIYE, kaas oo Salaasadii 10-kii November 2015 ka furmay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.