WorldRemitAds


Hargeysa, Somaliland, January 18, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa dalka ku soo laabtay kadib socdaal laba maalmood qaatay oo uu ku tegay dalka Itoobiya, halkaas oo ay wada-hadal ku yeesheen Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya iyo madax kale oo ka tirsan dalka Itoobiya.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.