WorldRemitAds

Dad Ka Cabanayey Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Hargeysa Iyo Jawaabta Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Warka Cabashada  (3)Hargeysa, Somaliland June 18, 2015 (Saxafi) – Dad doonayey inay safar caafimaad iyo hawlo kaleba u tagaan Itoobiya ayaa shalay cabasho ay ka muujinayaan safaaradda Itoobiya ku leedahay Hargeysa u tagay wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ka dib markii Fiisihii ay siteen loo fiiseen waayey.

Dadweynahan ayaa ka cabaneyey in muddo ka badan dhawr toddobaad u cayir yihiin inay Viisaystaan…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.