saxafimedia.com
Dagaalka Musuqmaasuqa Ee Hantidhowrka Iyo Masuuliyiinta Golaha Deegaanka Boorama | Saxafi Media
Tan iyo markii magaalada Hargeysa lagu xidhay masuulyiin sarsare oo lagu eedeeyey inay musumaasuqeen deeq raashin oo la siin lahaa danyarta reer Somaliland ah, ayaa hantidhawrka Guud ee Somaliland ku ambabaray musumaasuq la sheegay inuu ka dhacay Golaha deegaanka Boorama