saxafimedia.com
Dareenka Dadweynaha Iyo Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta La Eryay Ku Qaabileen Isku-Shaandhaynta Xukuumadda Axmed Siillaanyo | Saxafi Media
Dadweynaha ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa subaxnimadii hore ee shalay mar keliya isla oogsaday, kadib markii ay maqleen isku-shaandhayn lagu sameeyay qaar ka mid ah wasiirada iyo madaxda hay’adaha dawladda Somaliland