saxafimedia.com
Dawladda Sri Lanka Oo Ka Mahad Naqday Dibu Noqoshada 12 Shaqaalle Ah Oo Ay Sheegtay Inay Somaliland Ku Xanibmeen | Saxafi Media
Dawladda Sri Lanka ayaa ka mahad celisay 12 ruux oo dalkaas u dhashay oo Somaliland ka shaqeynayay, Islamarkaana dib ugu laabtay dalkaas shalay.