saxafimedia.com
Dedaal La Doonayay In Lagu Sii Daayo Odayaal Lagu Xidhxidhay Laascaanood Oo Guuldaraystay | Saxafi Media
Waxa lagu guuldaraystay dadaalo la doonayay in xabsiga lagaga sii daayo odayaal ay xukuumada Somaliland Magaalada Laascaanood ugu xidhay tuhun la xidhiidha ciidamo ka goostay dawlada maalintii doraad.