saxafimedia.com
Deegaano Ka Tirsan Goboladda Bariga Ee Somaliland Oo Ay La Soo Gebo Gebeeyay Hawlgalkii Diwaangelinta Shaqaalaha | Saxafi Media
Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland oo labadii toddobaad ee u dambeeyey Goboladda Bariga Fog ee Jamhuuriyadda Somalilad ka waday hawlgalka diwaangelinta iyo madaxtaabashadda shaqaalaha dawladdda ee deegaanaddaasi ku sugan, ayaa soo gebagabeeyay diwaangelintii