0
PropellerAds

Deraasad Caalami Ah Oo Lagu Ogaaday In Haweenka Yaraanta Ku Guursadaa Ay Dhalaan Carruur Maskax Badan Oo Koriin Wacan

Cilmi baadhis caalami ah oo jaamacado tiro badan oo Yurub, Ruushka iyo Maraykanka ka jiraa wada jir u sameeyeen, ayaa lagu ogaaday in haweenka iyagoo da’doodu aad u yar tahay guursadaa ay dhalaan carruur caafimaadkoodu wanaagsan yahay aadna u caqli badan.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.