saxafimedia.com
Dhacdooyinkii Waaweynaa Ee Jimcaha Cadhada Go’aanka Trump Iyo Taageerada Magaalada Barakaysan Ee Qudus | Saxafi Media
In badan oo ka mid ah magaalooyinka dalalka Islaamka ah ayaa laga sameeyay maalintii Jimcihii dibad-baxyo lagaga soo horjeedo go’aankii Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu ugu magaalada barakaysan ee Qudus ugu aqoonsaday inay tahay caasimadda Israa’iil